Barashada Quraanka iyo culuumta Islaamka oo la fududeeyay. www.xaafidonline.com waxuu adiga iyo caruurtaadaba barayaa quraanka iyo tarbiyada islaamka idinka oo gurigiina jooga. Riix halkaan

Farmaajo iyo Mahiiga oo Somalia iskuhaysta. Yaa xaq u leh in Arimaha Somalia lagala tashto?
 Farmaajo
 Mahiga


Video iyo Warar Qaas ah

Naima Nadar oo isku soo sharaxaysa madaxwayne nimada Somalia 2012. Daawo video
QM : Somaliland Haka Laabato Xukunkii 17-Qof" Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska danjire Mahiga ayaa waxaa lagu sheegay in Q,M ay aad uga walaacsan tahay waxa Hargeysa ka dhacay.. -- Sii akhri -- ENGLISHAccording to media reports, earlier this week a military court in Hargeisa, the capital of Somaliland, sentenced 17 civilians to death -- Read more... www.un.org

CAJIIB : Milyineer-Soomaali ah Oo Nus-Malyuun Dollar Ku Gatay Gaari Nooca Loo Yaqaano Rolls-Royce Phantom, Dhallo Barfuun ahna Kala Baxay $4,300 : Sida ay soo warinayso warbaahinta caanka ah ee BBC Ninkan oo jooga Dubai ayaa... -- { Sii Akhri Warkan Oo..}
 Qodistii Shidaalka Somalia Oo La Joojiyey Kadib warsaxaafadeed kasoo baxay Magaalada Toronto ee Canada ayey ku sheegtay Shirkada Horn Petroleum inay joojisay qodistii Ceelasha shidaalka ee Puntland..-- Sii Akhri -- ENGLISH Horn Petroleum Corp has suspended drilling at its Shabeel well in Somalia's Puntland and said it will move the drilling rig away from the area..-- Reuters 

WAR CUSUB MEDIA

Bambooyin & Rasaas Laga Maqlayo Bartamaha Suuqa Bakaaraha, Xilli ay Burburin Ganacsi Ka Socoto -- Sii Akhri Khasaaraha Nafeed..


Shirkadda SKA Ee Maamusha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Internatinal Oo $360 Dollar Lagala Goostay

Roobab Dadka Ku Kalifay Inay Geedaha Koraan Oo Ka Da'ay Mudug

& Wararkii Ugu Doorka Roonaa Somalia - Sabti 19-05-2012


Naato oo ku baashaalaysa doon kaluumaysato Soomaaliyeed leedahay (Masawirka maantay).English
Samatar eedeeyay Samatar. Professor Hussein Samatar oo degan Maraykanka ayaa waxuu hilfaha u qaaday Professor Ahmed Samatar oo la degan Maraykanaka. Hussein Samatar ayaa waxuu ku eedeeyay Professor Ahmed in xisbigiisa Hiilqaran dafirsan yahay Somaliland, Puntland iyo Galmudug. Halkaan ka akhri warka Hussein oo afingiriis ah. 18.05.12
11-Ruux Oo Lala Xiriirinayo Al-Shabaab Oo La Saarayo Maxkamadda Ethiopia :  Sida ay ku waramayso Wakaaladda wararka ee AP, Maxkamad ku taala wadanka Ethiopia ayaa bilawday dhageysiga dacwad loo haysto 11 ruux oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Al-Qacidada geeska Africa ee ka dagaalama Somalia.. -- Sii Akhri -- ENGLISH :  The charges come amid signs of increasing militancy in the East African nation. Ethiopian troops moved into Somalia at the beginning of the year to fight the Somali militant group al-Shabaab..-- Read more.   

WAR CUSUB : Odayaal-Dhaqameedyada Shirka Dastuur Sameynta Somalia Ku Lahaa Muqdisho Oo Gabigood Looga Yeeray Dalka Turkiga 

Noorweji saf u galay cuntada Soomaalida. Soomaali degan magaalada Kristiansand Norway ayaa waxay soo bandhigeen sambuus, bur iwm. Noorwejiga ayaa u dbaaldegayay maalinta 17.mai oo ah maalintii ay samaysteen dastuurka wadanka. Halkaan ka akhri warka oo afnorweji ah

XOG CUSUB : Qabsoomidda Shirka Turkiga Oo Shuruud Looga Dhigay Natiijada Shirka Dastuurka Ee Muqdisho :  Haddii Soomaalida isfahmi weyso shirka Dastuurka, Waxaa Istanbul looga dhawaaqi doonaa in mudo afar illaa shan sano ah dalka la gelin doono maamul dusha sare ka heysato beesha caalamka.. -- Sii Akhri -- 

WAR CUSUB MEDIA : 9 - Ruux Oo 7-Dumar Yihiin ayaa Ku Dhaawacmay Dagaal Baangado La Isku Adeegsaday Oo Ganacsato Khudaarleey ah Ku Dhexmaray Magaalada Gaalkacyo

MUQDISHO : Shirka Dastuur Sameynta Oo Lasoo Gabagabaynayo 
PUNTLAND : Faroole "Sababaha aan Ku Diidnay Dastuurka Waa.."
& Wararkii Ugu Doorka Roonaa Somalia - Khamiis 17-02-2012

Somali kufsaday Norweji oo lagu xukumay 8 sano. 

 Wiil Soomaali ah iyo saaxiibkiis oo labaduba jira 20 sano ayaa waxaa Soomaaliga lagu xukumay 8 sano kan Norwejiga ahna 4 sano kadib markii ay isla xoogeen Naag reer Bergen Norway ah. Naagta ayaa mindi looga dhaawacay dhuunta markii la xoogayay. Falka ayaa ka dhacay Oslo 28. August 2011. Halkaan ka akhri warka oo afnorweji ah.
WAR CUSUB - Odayaashii Puntland Ee Isaga Baxay Shirka Dastuurka Ee Muqdisho Oo Gaaray Garoowe :  Sida ay wararku sheegayaan Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanada Puntland ayaa waxay maanta diyuurad ay ka qaaday Garoonka Diyuuradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ka gadaal markii ay goysteen inaysan shirka --Sii Akhri -- 
Pakistan Oo Weerar Ka Fulinaysa Somalia  Wargeyska The Pakistan Daily oo ka soo baxa magaalada Islamabad ayaa ku waramaya in Madaxweyne Asif Ali Zardari uu amar ku bixiyey.. -- Sii Akhri -- ENGLISHPaying attention to calls of many people, President Asif Ali Zardari has given task to Interior Minister Rehman Malik and directed him to take measures for the release of Pakistani hostages held by Somali pirates.. -- Read More 15.05.12.
WAR CUSUB :
1. Odayaasha Puntland Oo Sheegay Inay Isaga Baxayaan Shirka Dastuurka Ka Socda Magaalada Muqdisho.
2. Midowga Yurub Oo Diiday Waqti Kororsiga Dowladda KMG.
& Wararkii Ugu Doorka Roonaa Somalia - Talaado 15-05-12



 Latest Somali News. 14.05.12 
 Hundreds more, from Somalia were moved to bigger facilities due to overcrowding. - Newstime
 U.S. trains African soldiers for Somalia mission - Washingtonpost
 Former Somali Terrorist Group Helps a U.S. Prosecution - NY
 Denfeld grad climbs to top police spot in Minneapolis - Minneapolis
 Minneapolis Swims and Somali-American Communities. - Dailyplanet
 No ship with armed guards aboard has been hijacked by Somali pirates - Bendbulletin
 Turkish commandos have arrested 14 pirates thought to be from Somalia  - Dayandnightnews
 A Somali man is arrested for the attempted murder of a Danish cartoonist ... - Asianage
 Hindi and Somali, don't have any documents available in them. - Crikey
 Somalisk katsælger fik gjort udvisning betinget i ankesag - Fyens Danmark
 många somalier som ansökt om att deras anhöriga ska få komma hit - Sveriges Radio

Soomaalida oo loo fududeeyay in si sahlan u yimaadaan Swedan. Sharciyo cusub oo kol dhow la soo saaray ayaa waxay u fududeenayaan Soomaalida inay si sahlan u yimaadaan Sweden. Raadiyaha Sweden ayaa soo qoray in Soomaalida hada soo buux dhaafiyeen safaaradaha Sweden ku leedahay wadamada sida Ethiopia. Halkaan ka akhri warka oo afswedish ah 
Maraykanka Oo Tababaraya Kumanaan Askar Oo La Gaynayo Somalia

Sida Lagu Qoray Washington Post, Saraakiil American-ah ayaa dalka Uganda ku tababaraya ilaa 3,500 Askari, kuwaasi oo la geyn doono Somalia -- Sii Akhri -- English  About three-quarters of the force — mostly Ugandans, but also soldiers from Burundi, Djibouti and Sierra Leone — will have been trained by U.S. contractors - Read More

MUQDISHO : DKMG Oo La Dagaalamaysa Suuqyada Cabdalla Shideeye

Ahlu Sunna : Waan Kasoo Horjeednaa Dastuurka Cusub, Waayo Diinta Islaamka & Isaga Wayba Kala Fog Yihiin.."

Xil. Muuse Suudi "Shariif & Gaas Way Ku Fashilmeen Dastuurka"
& Wararkii Ugu Doorka Roonaa Somalia - Isniin 14-05-2012

 Latest Somali News. 13.05.12 

Soomaalida:"Obaamoow mucaawino ku bedel diyaaradaha dagaalka."

War lagu soo daabacay wakaalada wararka  AP ayaa lagu sheegay in Soomaalidu ka doonayso Obama inuu diyaaradaha dagaalka ku bedelo mucaawino. Riix. English: In Mogadishu, a former teacher wishes Obama had sent more economic assistance and fewer armed drones to fix Somalia's problems. AP

Qodista Shidaalka Sool iyo Sanaag oo dib loo dhigay. Wakaalada wararka reuters ayaa soo qortay in Muran u dhexeeya Puntland iyo Somaliland darteed dib loogu dhigay shidaal laga qodi lahaa Sool, Sanaag iyo Cayn. Riix.
English: Row between Somali regions slows oil exploration - Reuters

10kii qofba 4 Somali ah ayaa dhamaysa dugsiga sare.Akhri
På Norsk: På bunnen kommer førstegenerasjons-somaliere, der fire av ti fullfører videregående skole på fire år. Les mer 10.05.12

Masawiro iyo Warar

Warcusub Media

www.warcusub.com
E-mail: warcusub@gmail.com